- Onana ayaa lagu dhaleeceynayaa ka dib qaladaad badan oo heer sare ah oo uu sameeyay Man Utd barbarihii ay la gashay Lyon
- Amorim ayaa la tixgaliyay inuu tuuro goolhaye si uu wajaho Newcastle
wararka ciyaaraha maanta

Ruben Amorim ayaa ka fiirsanaya in aanu Andre Onana u ciyaarin kulanka Newcastle Axada, sida ay warinayso Mail Sport.
Andre Onana ayaa sameeyay laba qalad oo qaali ah intii ay socotay kulankii ay Man United bar-baraha la gashay Lyon.
Ruben Amorim ayaa laga yaabaa inuu ku beddelo Altay Bayindir galabnimada Axadda.oo kursiga keyda kuso bilaabo Onana