wararka ciyaaraha maanta

Man City 5-2 ku garacday Crystal Palace ciyaar soo laabasho cajib ee sameysay

  • Man City ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay Crystal Palace sabtidii 5-2
  • Goolal ay dhaliyeen De Bruyne, Marmoush, Kovacic, McAtee iyo O’Reilly ayaa guusha ku hubsaday
  • Eagles ayaa iska dhiibtay laba gool oo ay kaga badisay Etihad

wararka ciyaaraha maanta

Manchester City ayaa soo bandhigtay soo laabasho naxdin leh si ay sare ugu qaaddo rajadeeda u soo bixitaanka Champions League ka dib markii ay 5-2 ku garaacday Crystal Palace

man city ayaa lama goal looga naxsaday 20 daqiiqo ugu horeysay ciyaarta daqiqadi 33  Kevin De Bruyne ayaa hal goal bolisiyoon aad u qurux badan uso celiyey kadib marmoush ayaa 2-2 ciyaarta ka dhigay kadib city ayaa so labashadeeda dhameystiratay golal 3 goal ee ka kala heshay Mateo Kovacic, James McAtee iyo Nico O’Reilly.

man city ayaa iska xadirisay booska 3 aad ee kala sareynta horyaalka premier league.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *