wararka ciyaaraha maanta/wararka premier league Kooxda Newcastle United ayaa galabta oo Axad ah garoonkeeda St. James Park ku soo dhawaynaysa kooxda Manchester United kulan ka tirsan horyaalka Premier...
wararka ciyaaraha maanta Manchester City ayaa soo bandhigtay soo laabasho naxdin leh si ay sare ugu qaaddo rajadeeda u soo bixitaanka Champions League ka dib markii ay 5-2 ku garaacday Crystal Palace ...
wararka ciyaaraha maanta Madaxweynaha Fiorentina Rocco Commisso ayaa xaqiijiyay in goolhaye David De Gea uu sii joogi doono kooxda Serie A wixii ka dambeeya xilli ciyaareedkan, isagoo ku maadeystay go...
wararka ciyaaraha maanta Ruben Amorim ayaa ka fiirsanaya in aanu Andre Onana u ciyaarin kulanka Newcastle Axada, sida ay warinayso Mail Sport. Andre Onana ayaa sameeyay laba qalad oo qaali ah intii ay...
wararka ciyaaraha maanta/Premier league Arsenal ayaa sabtida soo afjari karta farqiga dhibcaha u dhexeeya hogaamiyayaasha Premier League ee Liverpool marka ay Emirates Stadium ku soo dhaweeyaan Brentf...
wararka ciyaaraha maanta /premier league Manchester City ayaa doonaysa in ay soo gasho kaalinta 4-aad ee kala saraynta horyaalka Premier League marka ay galabta oo Sabti ah wajahdo kooxda qaab ciyaare...
wararka ciyaaraha maanta Kooxda hogaanka u haysa horyaalka La Liga ee Barcelona ayaa doonaysa in ay ka aarsato guuldaradii December ka soo gaartay kooxda Leganes marka ay habeen dambe u safarto caasim...
wararka suuqa kala iibsiga Xiddiga diirada u saaran kooxaha Chelsea iyo Manchester United Liam Delap ayaa hoos u dhigi doona heshiiskiisa lagu burburin karo 30 milyan oo gini haddii Ipswich Town laga ...
wararka suuqa kala iibsiga Daafaca dhexe ee Bournemouth Dean Huijsen ayaa xaqiijiyay in qandaraaskiisa uu ku jiro qodob lagu burburin karo, taasoo dhiirigelin u ah Chelsea iyo Real Madrid oo doonaya x...
Wararkaka suuqa kala iibsiga Fursada uu Victor Osimhen ugu dhaqaaqi karo Manchester United ayaa dhabar jab ku noqotay go’aankii ay kooxdu kaga tagtay saxiixa amaahda ee Napoli. Chelsea, Arsenal iyo dh...









