Arteta oo kashifay falcelintii Madueke ee dhaleeceyntii taageerayaasha & Keown oo raaligelin bixiyay
Tababaraha kooxda Arsenal, Mikel Arteta, ayaa si weyn u amaanay Noni Madueke jawaabta uu ka bixiyay taageerayaashii Arsenal ee si weyn uga soo horjeestay saxiixiisii xagaagan ee uu kaga yimid Chelsea....









