Kooxda horyaalka difaacanaysa ee Liverpool ayaa doonaysa guusheedii afraad oo xiriir ah bilowga xilli ciyaareedka Premier League marka ay Axadda (maanta) u safraan kooxda ku cusub horyaalka ee Burnley...
Kulankii ugu horreeyay ee Manchester derby ee xilli ciyaareedkan ayaa dhacaya maanta oo Axad ah, iyadoo Manchester City ay garoonkeeda ku martigelinayso kooxda ay deriska yihiin ee Manchester United. ...
Sugitaanku wuu sarreeyaa qeybtii ugu horreysay ee Manchester derby ee xilli ciyaareedkan, iyadoo Manchester City ay Axadda (maanta) garoonkeeda ku martigelinayso kooxda ay si weyn u xafiiltamaan ee Ma...
Inkastoo uu jiro farqi weyn oo xagga khibradda ah oo u dhexeeya Pep Guardiola iyo Ruben Amorim, haddana labaduba waxay maamulaan kooxo ka tirsan heerka ugu sarreeya kubadda cagta. Guardiola wuxuu guul...
Kooxda Manchester City waxay doonaysaa inay kusoo laabato jidka guusha kadib fasaxii kulamada caalamiga ah, laakiin waa inay ka gudubtaa dhaawacyo isdaba joog ah si ay guul uga gaarto kulanka Manchest...
Kooxda Manchester United ayaa la dhex geliyay imtixaan adag markay kasoo laabatay fasaxii kulamada caalamiga ah, iyadoo Axadda (maanta) safar adag ugu tagaysa kooxda ay xafiiltamaan ee Manchester City...
Xiddiga laf-dhabarta u ah kooxda Chelsea ee Cole Palmer ayaa ugu dambeyn soo afjaray taxane aan la jeclaysan oo ahaa 242 maalmood oo uusan wax gool ah oo aan rigoore ahayn ka dhalin horyaalka Premier ...
Kooxda Real Madrid ayaa u gudbeysa heerka ugu sarreeya si ay uga cawdaan garsoorka kubadda cagta Spain, kadib go’aan kale oo muran dhaliyay oo ka dhan ah kooxdaas weyn. Kaar cas oo la siiyay daa...
Kooxaha Chelsea iyo Brentford ayaa ku kala baxay barbaro 2-2 oo xamaasad lahaa, kaasoo soo xiray kulamadii Sabtida ee horyaalka Premier League, inkastoo Blues ay dadaal weyn u gashay inay guul kasoo l...
Kooxda Manchester City ayaa magdhow raadinaysa maalinta Derby-ga ee Axadda kadib guuldarrooyin isku xigxigay oo kasoo gaaray Premier League. Bilowga hakadka ku jira ee xilli ciyaareedka ayaa walaac ku...









