Laba Gool oo uu Dhaliyey Bruno Fernandes oo Man United Guul ka siiyey West Ham Kulankii Pre-season-ka
Kooxda Manchester United ayaa si guul ah ku bilaabatay tartanka Premier League Summer Series, kadib markii ay 2-1 kaga adkaatay kooxda West Ham United, kulan xiiso badan oo ka dhacay garoonka MetLife Stadium ee New Jersey maanta oo Sabti ah. Qaybtii hore ee ciyaarta, Manchester United waxay u muuqatay kooxda ka firfircoon oo ka halis…