Real Madrid oo Diyaarinaysa Dalab Waali ah oo £100 Milyan ah oo ay ku doonayso Rodri
Sida uu sheegay wargeyska The Sun, kooxda Real Madrid ayaa isku diyaarinaysa inay dalab culus oo gaaraya £100 milyan ($135 milyan) ka gudbiso xiddiga khadka dhexe ee kooxda Manchester City iyo xulka Spain, Rodri. Tallaabadan ayaa ah tii ugu horreysay ee rasmi ah oo ay Real Madrid ku muujinayso xiisaha weyn ee ay u qabto…