Real Madrid oo u fiirsaneysa saxiixa bilaashka ah ee Aymeric Laporte iyadoo shaki uu ku jiro imaatinka Huijsen
Wararka suuqa kala iibsiga ayaa sheegaya in Real Madrid ay ka fiirsaneyso inay si bilaash ah ula soo wareegto daafaceedii hore ee Aymeric Laporte xagaagan iyadoo shaki uu ku jiro imaatinka suurtagalka ah ee Dean Huijsen. Degganaansho la’aanta difaac ayaa ahayd walaac soo noqnoqday kooxda reer Spain xilli ciyaareedkan, iyadoo dhaawacyo ay hareeyeen ciyaartoy muhiim…