Liverpool oo Qorsheyneysa lacag Badan inay Ku Bixiso Suuqa Kala Iibsiga Xagaagan
Wararka suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Kooxda horyaalka Premier League, Liverpool, ayaa la filayaa inay xagaagan si weyn u maalgeliso suuqa kala iibsiga, iyadoo Reds ay u baahan yihiin inay xoojiyaan dhowr boos oo muhiim ah. Sida wararku sheegayaan, Liverpool waxay suuqa u joogtaa inay lasoo saxiixato daafac bidix cusub, daafac midig, daafac dhexe, iyo weeraryahan….