Barcelona oo Valladolid Ka Badisay Inkastoo Ciyaartoy Badan La Nasiyay
wararka ciyaaraha Maanta Barcelona ayaa soo bandhigtay awood qoto dheer oo ay leedahay iyadoo koox si weyn loo rogay ay guul 2-1 ah ka gaartay Valladolid Sabtidii. Kulankaan ayaa yimid inta u dhaxeysa labada lugood ee semi-finalka Champions League ee ay la ciyaarayaan Inter, tababare Hansi Flick wuxuu go’aansaday inuu nasiyo ciyaartoy badan oo muhiim…