Fursadaha ay Liverpool ku heli karto saxiixa Alexander Isak ayaa shaaca ka qaaday
Wararka suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Wararka ayaa sheegaya in Liverpool aysan rajo badan ka qabin inay xagaagan la saxiixato weeraryahanka Newcastle United, Alexander Isak, inkastoo ay diyaar u tahay inay lacag badan geliso suuqa kala iibsiga haddii la helo ciyaaryahan ku habboon. Tababaraha cusub ee kooxda, Arne Slot, ayaa hogaamiyay isla kooxda uu Klopp ka…