Gary Neville: “Doodii Kooxda Ugu Guulaha Badan Waan Dhameeyay — Waa Liverpool”
wararka ciyaaraha Maanta Gary Neville, oo hore ugu soo ciyaaray Manchester United una ah khabiir ciyaaraha falanqeeya, ayaa si cad u sheegay in maanta dooda ku saabsan kooxda ugu guulaha badan kubadda cagta ay dhammaatay — wuxuuna sheegay in Liverpool ay tahay kooxda ugu guulaha badan. Hadalkiisa ayaa yimid kadib markii Liverpool ay gaartay guulo…