Mason Mount oo balanqaaday inuu dib u kasbanayo kalsoonida taageerayaasha Manchester United
wararka ciyaaraha Maanta Mason Mount ayaa si furan u qirtay in uu u baahan yahay inuu muujiyo kalsooni iyo joogteyn kadib 18 bilood oo dhaawacyo ay carqaladeeyeen noloshiisa kubadeed ee Manchester United. Mount oo kooxda kaga yimid Chelsea sanadkii 2023 heshiis gaari kara ilaa £60m, ayaa kaliya 38 kulan u saftay Red Devils dhammaan tartamada,…