Arsenal vs Crystal Palace: Falanqeyn, iyo safka macqulka ah
wararka ciyaaraha Maanta /wararka premier league Arsenal ayaa markale dib u ciyaari doonta Premier League habeenka Arbacada marka ay Emirates kula ciyaari doonto Crystal Palace. Tartamo kale oo aad u muhiim ah ayaa imaanaya labada kooxood wixii ka dambeeya kulanka bartamaha isbuucaan. Halka Arsenal ay martigelin doonto lugta hore ee semi-finalka Champions League ee PSG…