Fulham vs Chelsea: Horudhac, iyo safka Macqulka ah ee Chelsea
Chelsea ayaa galabta oo Axad ah booqan doonta kooxda ay xafiiltamaan ee FulhamBlues ayaa sii waday dadaalka ay ugu soo baxayso Champions LeagueCottagers oo damacsan inay Mar kale guul daro gaarsiyaan deriskooda wararka ciyaaraha maanta/wararka premier league Chelsea ayaa sii wada dadaalka ay ugu jirto u soo bixitaanka champions league marka ay galabta oo Axad…