Natiijo Lama Filaan Ah: Al Hilal Oo Manchester City Ka Reebtay Koobka Kooxaha Adduunka Ka Dib Ciyaar Xiiso Leh
Manchester City ayaa si lama filaan ah uga hartay Koobka Kooxaha Adduunka iyada oo ay ka reebtay Al Hilal ka dib ciyaar xiiso badan oo socotay 120 daqiiqo. Tani waxay ka mid tahay guuldarooyinkii ugu waaweynaa ee tartanka, waxaana la dhihi karaa waa ciyaartii ugu wanaagsanayd ee Koobka Kooxaha Adduunka ilaa hadda. Isla markiiba markii…