Manchester United oo £55 Milyan ku Dalbatay Weeraryahanka Brentford Bryan Mbeumo
Manchester United ayaa bilawday dalabka weeraryahanka Brentford Bryan Mbeumo iyadoo dalabkeedu yahay £55 milyan ($74.5 milyan), sida ay wararku shaaca ka qaadeen. Red Devils waxay horey ula soo saxiixatay Matheus Cunha oo ka yimid Wolverhampton Wanderers, ka dib markii ay Chelsea kaga guuleystay baacsiga Liam Delap, waxay hadda indhaha ku hayaan Mbeumo kaasoo, in kasta…