Arsenal oo Wadahadallo Bilowday iyadoo Mikel Arteta uu Kala Dooranayo Benjamin Sesko iyo Viktor Gyokeres
Arsenal ayaa wadahadallo la furtay RB Leipzig ku saabsan heshiis ay kula soo wareegayaan Benjamin Sesko, sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Jarmalka. Mikel Arteta ayaa ka dhigtay saxiixa weeraryahan cusub mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu ka shaqeynayo suuqa kala iibsiga xagaaga, Arsenal ayaana horey u diyaarisay liis ay ku jiraan…