Mikel Arteta ayaa muujiyay murugo iyo niyad jab kadib markii Arsenal laga reebay Champions League
wararka ciyaaraha Maanta Arsenal ayaa 3-1 guuldarro guud ah kala kulantay Paris Saint-Germain lugaha semi-finalka, iyadoo lugtii labaad lagu ciyaaray Parc des Princes lagu soo afjaray natiijo 2-1 ah oo ay guusha ku raacday PSG. Arteta oo la hadlay TNT Sports ayaa yiri: “Ma arkin koox ka fiicnayd Arsenal tartankan laakiin waan ka haray. Tartankani…