Kylian Mbappe Oo Jabiyey Rikoorkii Gooldhalinta Ee Real Madrid
Kylian Mbappé ayaa sameeyay taariikh cusub oo Real Madrid ah isagoo saddexley ka dhaliyay Barcelona. Kulankii El Clásico-da ee qasabka guusha u ahaa Real Madrid, Mbappé ayaa ahaa ciyaaryahanka kaliya ee ku labisnaa maaliyadda cad ee shabaqa soo taabtay. Xiddiga reer France ayaa rigoore ku dhaliyay shan daqiiqo markii ciyaarta la bilaabay ka dibna wuxuu…