Kylian Mbappe oo Dhaafay Rikoodhkii Goolasha ee Cristiano Ronaldo Xilli Ciyaareedkiisii Ugu Horeeyay ee Real Madrid
wararka ciyaaraha Maanta Labadii gool ee uu Kylian Mbappe ka dhaliyay Celta Vigo Axaddii galabnimo ayaa tirada goolashiisa xilli ciyaareedkan ka dhigay 35, isagoo dhaafay 33-dii gool ee uu Cristiano Ronaldo dhaliyay xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay ee Real Madrid. Tan iyo markii ay labo walaalo Catalan ah aasaaseen Real Madrid sanadkii 1902, hal ciyaaryahan oo…