Man United oo si Xooggan ugu Dhaqaaqday Benjamin Šeško & Ciyaaryahanka oo la Dhacay Dalabkooda
Sida ay sheegayaan warar gaar ah oo ka imaanaya Sky Sport Germany, kooxda Manchester United kama aysan quusan saxiixa weeraryahanka RB Leipzig, Benjamin Šeško, waxayna hadda si xooggan usoo gashay loolanka iyagoo si toos ah ula tartamaya Newcastle United. Kadib wadahadallo gudaha ah oo ay yeesheen, Manchester United ayaa la sheegay inay si rasmi ah ugu…