Erling Haaland oo ka Jawaabay Xafiiltanka Myles Lewis-Skelly: “Haa, Way iga Adkaadeen”
Xiddiga weyn ee kooxda Manchester City, Erling Haaland, ayaa ugu dambayn ka hadlay xafiiltan lama filaan ah oo muddo hoose ka dhex socday isaga iyo daafaca da’da yar ee kooxda Arsenal, Myles Lewis-Skelly. Loolankan oo isugu jiray hadallo iyo ficillo garoonka dhexdiisa ah. Xafiiltanku wuxuu bilaabmay bishii Sebtembar ee sannadkii hore, markii ciyaar 2-2 ku…