Barcelona vs Real Madrid: Hordhac, Saadaal & Shaxda Macquulka ah
wararka ciyaaraha Maanta Barcelona iyo Real Madrid ayaa markale isku arkaya final-ka Copa del Rey 2025, waxaana kulankan xiisaha leh lagu ciyaari doonaa magaalada Seville. Kulankii Saddexaad Ee Final-ka Qaranka Qarnigan Tani waa markii saddexaad oo ay labada kooxood ee El Clasico isaga hor yimaadaan final-ka tartanka Copa del Rey tan iyo bilowgii qarnigan. Barcelona…