Everton vs Man City: Horudhac, iyo safka
wararka ciyaaraha maanta/wararka premier league Manchester City ayaa dooneysa inay qaado tilaabo kale oo la taaban karo oo ay ugu soo bixi karto Champions League marka ay booqdaan Everton galabnimada sabtida. Cityzens ayaa labo gool ka dambeysay guushi ay 5-2 kaga badiyeen Crystal Palace isbuucii hore, laakiin waxay raadin doonaan guul caadi ah oo ay…