Barcelona ayaa dhaawac soo gaadhay ka hor finalka Copa Del Rey ee Real Madrid
wararka ciyaaraha maanta / wararka laliga Daafaca bidix ee dooqa koowaad ee Barcelona Alejandro Balde ayaa lagu soo waramayaa inuu garoomada ka maqnaan doono muddo seddex isbuuc ah ka dib markii uu soo gaaray dhaawac uu maamule Hansi Flick ka digay “mid aan fiicneyn”. Balde ayaa lagu qasbay inuu garoonka ka baxo qeybtii hore ee…