Liverpool oo La Simatay Man Utd Rikoorka Horyaalka Ingariiska ee Ugu Badan!
wararka ciyaaraha Maanta /wararka premier league Guushii Liverpool ee horyaalka Premier League ee dhawaanahan waxay kooxda ka dhigtay mid la siman Manchester United rikoorka taariikhiga ah ee kooxda ugu koobab badan horyaalka heerka koowaad ee England, iyagoo haatan labadooduba haysta 20 koob. Tani waa guul taariikhi ah oo u dabaaldeg mudan kooxda Liverpool iyo taageerayaashooda….