Newcastle oo Dalab Rasmi ah oo €80 Milyan ah ka Gudbisay Šeško & Loolanka Man United oo weli Socda
Loolankii loogu jiray saxiixa weeraryahanka RB Leipzig, Benjamin Šeško, ayaa galay weji cusub oo xasaasi ah. Sida uu sheegay wargeyska lagu kalsoon yahay ee The Athletic, kooxda Newcastle United waxay si rasmi ah u gudbisay dalabkeedii ugu horreeyay saacadihii lasoo dhaafay. Dalabkan oo ah mid aad u weyn, ayaa qiimihiisu yahay €80 milyan. Wuxuuna ka…