Jadon Sancho oo Diyaar u ah ‘Huris Weyn’ si uu ugu Laabto Dortmund kuna Aqbalayo in Mushaarkiisa la Nus gareeyo
Isbeddel cusub oo lama filaan ah ayaa ku yimid sheekada suuqa kala iibsiga ee ku saabsan Jadon Sancho. Xiddiga garabka ka ciyaara ee Manchester United, oo aan ku jirin qorshaha kooxda, ayaa la sheegay inuu diyaar u yahay inuu qaato mushaar dhimis aad u weyn si uu u xaqiijiyo ku laabashadiisii riyada ahayd ee kooxdiisii…