Amorim oo ‘Aad u Faraxsan’ kadib markii ay Man United 4-1 ku Dubatay Bournemouth kulankii Chicago
Kooxda Manchester United waxay soo bandhigtay qaab ciyaareedkeedii ugu fiicnaa ee kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka, iyagoo si awood leh 4-1 uga badiyey kooxda dhibta ku haysay ee Bournemouth kulan ka tirsanaa Premier League Summer Series oo ka dhacay Chicago. Rasmus Højlund ayaa goolasha daahfuray, isagoo si qurux badan u dhameystiray kubbad uu ka helay…