Iyadoo Cadaadis Badan Saaranyahay Ruben Amorim ayaa Helay Jadwalka Kulumo, Bilow Adag
Kooxda Manchester United ayaa la filayaa inay si wayn u soo hagaagto marka uu bilaabmo xilli ciyaareedka cusub ee Premier League. Cutubka cusub ee Manchester United waxa uu si dhab ah u tijaaboobi doonaa bilowga hore marka uu bilaabmo xilli ciyaareedka Premier League ee 2025–26. Waxa ay u muuqataa in 2024–25 aanu wali dhamaysmin, laakiin…