Iska Ilow Chelsea iyo Manchester United Victor Osimhen Ka Dib Markii Weeraryahanka uu Heshiis La Gaaray Koox Cusub
Chelsea iyo Manchester United ayaa la filayaa inay waayaan saxiixa Victor Osimhen ka dib markii weeraryahanka uu heshiis la gaaray Al-Hilal, sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Sacuudi Carabiya. Ka dib markii uu ku guuldareystay inuu ku biiro Chelsea xilligii xiritaanka suuqa kala iibsiga xagaagii hore, Osimhen wuxuu ugu dambeyntii amaah ugu dhaqaaqay Galatasaray isagoo…