Qaab ciyaareed bisil oo ay soo bandhigtay kooxda Barcelona ayaa u sahashay inay 2-1 kaga adkaato Newcastle United si ay u bilaabaan ololahooda Champions League, iyadoo uu mahadaas lahaa Marcus Rashfor...
Kulankii ugu horreeyay ee Chelsea ee Champions League tan iyo 2023 wuxuu kusoo dhammaaday guuldarro 3-1 ah oo kasoo gaartay Bayern Munich, laakiin inkastoo ay ahayd guuldarro xaq ah, waxaa jira waxyaa...
Habeen gaar ah oo Champions League ah ayaa ka dhacaya St. James’ Park caawa oo Khamiis ah, iyadoo Newcastle United ay martigelinayso Barcelona kulanka koowaad ee marxaladda group-yada. Labada kooxood,...
Pep Guardiola iyo Antonio Conte ayaa foodda is daraya garoonka Etihad kulan ka tirsan kulamada ugu xiisaha badan ee usbuuca koowaad ee marxaladda group-yada Champions League. Kevin De Bruyne ayaa isku...
Mohamed Salah waqti kuma uusan lumin inuu furto akoonkiisa gooldhalinta Champions League ee xilli ciyaareedkan kulankii furitaanka ee ay Liverpool la ciyaartay Atlético Madrid. Xiddiga reer Masar wuxu...
Caasinimadii Alexander Isak ee xagaagan waxay ku keentay inuu seego diyaar garowgii xilli ciyaareedka, taasoo dib u dhac yar ku keentay bilowga waayihiisa Liverpool. Laakiin sugitaanku wuu soo dhammaa...
Kulankii ugu horreeyay ee Chelsea ee Champions League tan iyo 2023 wuxuu kusoo dhammaaday guuldarro, kadib markii kooxda Bayern Munich ay si xaq ah 3-1 ugu garaacday garoonka Allianz Arena. Qeybtii ho...
Gool madax ah oo uu daqiiqaddii ugu dambeysay dhaliyay kabtan Virgil van Dijk ayaa xaqiijiyay in Liverpool ay 3-2 kaga adkaato kooxda geesinimada badan ee Atlético Madrid kulankoodii ugu horreeyay ee ...
Goolhaye Gianluigi Donnarumma ayaa sheegay inuu ogaa xiisaha Manchester City ee isaga xitaa kahor Koobka Kooxaha Adduunka ee xagaagan. Goolhayihii hore ee Paris Saint-Germain wuxuu galay sanadkii ugu ...
Markii la weydiiyay tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola in kooxdiisu ay u tartamayso koobka Champions League ee sanadkan, wuxuu si jees-jees ah ugu jawaabay: “Sida muuqata ma nihin.̶...












