Kooxda heysata horyaalka Premier League ee Liverpool ayaa ogaatay siddeeda kooxood ee ay kula ciyaari doonto wejiga horyaalka ee Champions League, iyadoo isku aadku uu soo saaray kulamo waaweyn iyo sh...
Kooxda Chelsea ayaa la siiyey isku aad adag oo xiiso leh oo wejiga horyaalka ee Champions League, kaasoo arki doona inay la ciyaaraan qaar ka mid ah kooxaha ugu waaweyn Yurub inkastoo ay ku jiraan dhe...
Kooxda Arsenal ayaa la siiyey isku aad adag laakiin xiiso badan oo wejiga horyaalka ee Champions League, kaasoo arki doona halyeeygii Tottenham ee Harry Kane oo kusoo laabanaya Waqooyiga London iyo sa...
Kooxda Barcelona ayaa la siiyey isku aad adag oo xiiso leh oo wejiga horyaalka ee Champions League, kaasoo tijaabin doona awoodda kooxda tababare Hansi Flick ee tartanka Yurub. Isku aadka ayaa siiyey ...
Xiriirka Kubadda Cagta ee Yurub (UEFA) ayaa ku dhawaaqay isbeddel weyn oo muhiim ah oo lagu sameeyay waqtiga la ciyaarayo kulanka kama dambaysta ah ee tartanka Champions League, kaasoo markii ugu horr...
Kadib markii la soo gabagabeeyay horyaalada waaweyn ee Yurub, waxaa si weyn loo caddeeyay kooxaha u soo baxay iyo qaybaha ay ku kala jiraan tartanka UEFA Champions League ee xilli ciyaareedka 2025-26,...
Iyadoo xilli ciyaareedka cusub ee 2025–26 uu soo dhow yahay, xiisaha loo qabo tartanka ugu weyn ee naadiyada Yurub, UEFA Champions League, ayaa sii kordhaya. Kulamada isreebreebka ayaa horey u socda, ...
wararka ciyaaraha maanta/wararka champions league Barcelona ayaa ku dhow inay si rasmi ah u goosato tikidhada semi-finalka Champions League fiidnimada Talaadada marka ay booqdaan Borussia Dortmund lug...
wararka champions league maanta Thibaut Courtois ayaa taageerayaasha Real Madrid siiyay dammaanad ku saabsan taam ahaanshihiisa kulanka lugta hore ee wareega 8da Champions League ee isbuucaan ay wajah...









