wararka ciyaaraha maanta, Kooxda Barcelona ayaa booqanaysa kooxda ay xafiiltamaan ee Espanyol kulan ka tirsan horyaalka La Liga kadib markii ay todobaadka dambe garaaceen kooxda ay colka yihiin ee Rea...
wararka ciyaaraha maanta, Kooxda Real Madrid oo si xun u daciiftay ayaa soo bandhigtay soo laabasho daqiiqadihii ugu dambeeyay ah oo ay guul ka gaartay Mallorca, iyadoo rajadoodii yarayd ee hanashada ...
Wararka ciyaaraha maanta, Arsenal ayaa la siiyay warbixin dhaawac oo si la yaab leh u wanaagsan iyadoo Declan Rice iyo Leandro Trossard ay ka qeyb galeen tababar furan oo ay wehliyeen ciyaaryahankii m...
wararka ciyaaraha maanta ayaa shegaya in Weeraryahanka Real Madrid Rodrygo uu si adag u beeniyay wararka xanta ah ee la xiriirinaya inuu u dhaqaaqayo horyaalka Premier League, isagoo diray farriin ada...
wararka ciyaaraha maanta Barcelona ayaa loo caleemo saari doonaa horyaalka La Liga haddii Real Madrid ay ku guuldareysato inay garaacdo Mallorca oo ku jirta bartamaha miiska horyaalka caawa Arbacada. ...
Tababaraha Manchester United Ruben Amorim ayaa si adag uga hadlay mustaqbalkiisa kooxda kaddib guuldarro xanuun badan oo 2-0 ah oo ay kala kulmeen West Ham. United garoonka Old Trafford, taas oo ahayd...
Tababaraha Manchester United Ruben Amorim ayaa u xaqiijiyay taageerayaasha xaaladda daafaca dhexe Leny Yoro ka dib markii dhaawac looga saaray kulankii ay guuldarrada kala kulmeen West Ham. Yoro ma he...
Waxay ku bilaabatay saf safan oo ay Arsenal u sameysay kooxda Liverpool, laakiin ciyaarta waxay ku dhammaatay Gunners oo heshay hal dhibic oo aan la filayn. Liverpool ma aysan joogin heerarkoodii ugu ...
Kylian Mbappé ayaa sameeyay taariikh cusub oo Real Madrid ah isagoo saddexley ka dhaliyay Barcelona. Kulankii El Clásico-da ee qasabka guusha u ahaa Real Madrid, Mbappé ayaa ahaa ciyaaryahanka kaliya ...
Waqtiga Cristiano Ronaldo ee Al Nassr ayaa laga yaabaa inuu soo gabagabeynaayo iyadoo uu socdo olole kale oo niyad jab leh oo Saudi Pro League ah. Ronaldo, oo ku biiray kooxda dhamaadkii 2022 ka dib m...












