wararka ciyaaraha Maanta Chelsea ayaa si cad u sheegtay inaysan wax xiiso ah u qabin inay iibiso khadka dhexe ee tayada leh Enzo Fernandez xagaagan, inkastoo warar soo baxay ay sheegayaan in Real Madr...
wararka ciyaaraha Maanta Manchester United ayaa guul weyn ka gaartay Athletic Bilbao lugta hore ee semi-finalka Europa League, iyagoo 3-0 ku xasuuqay kooxda reer Spain. Guushan ayaa si weyn ugu soo dh...
wararka ciyaaraha Maanta Barcelona ayaa waxaa soo gaaray war aan fiicneyn ka dib kulankii lugta hore ee semi-finalka Champions League ee ay la ciyaareen Inter, iyadoo daafacooda muhiimka ah Jules Koun...
wararka ciyaaraha Maanta Tababaraha Manchester United Ruben Amorim ayaa si cad u hadlay isagoo qiray faa’iidada ay leedahay ku guuleysiga Europa League iyo u soo bixitaanka Champions League. Si ...
wararka ciyaaraha Maanta Cristiano Ronaldo ayaa qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ku muujiyay mahadcelin uu u jeedinayo taageerayaasha kooxdiisa Al Nassr, isagoo ku adkeystay inuu ku “faanayo...
wararka ciyaaraha Maanta Waxay ahayd ciyaar aan la neefsan karin oo ka dhacday Estadi Olimpic Lluis Companys Arbacadii markii Barcelona iyo Inter Milan ay ku kala baxeen barbaro 3-3 ah oo xiiso badan ...
wararka ciyaaraha Maanta Tababaraha Arsenal, Mikel Arteta, ayaa ku adkaystay in kooxdiisu ay diyaar u tahay inay “wax gaar ah” ku sameyso Paris Arbacada soo socota si ay u sii noolayso riy...
wararka ciyaaraha Maanta Paris Saint-Germain ayaa cagta sare martay lugta hore ee semi-finalka Champions League ka dib markii ay guul 1-0 ah ka gaareen Arsenal oo ay booqdeen garoonka Emirates. Ciyaar...
wararka ciyaaraha Maanta Warbixino dhowr ah oo ka soo baxaya Spain iyo Brazil ayaa xaqiijinaya in Carlo Ancelotti, tababaraha haatan ee Real Madrid, uu oggolaaday inuu la wareego xilka tababarenimo ee...
Ruben Amorim ayaa hadlay ka dib markii Liverpool ay ku guuleysatay horyaalka Premier LeagueRikoorka Man Utd ee 20-ka Crown ee Ingiriiska ayaa hadda la bar-bareeyayRed Devils ayaa bartilmaameedsanaysa ...












