wararka ciyaaraha maanta / wararka laliga Tartanka loogu jiro hanashada horyaalka La Liga ayaa soo laabtay habeenimadii talaadada iyadoo kooxda hogaanka haysa ee Barcelona ay ku soo dhawaynayso kooxda...
wararka ciyaaraha maanta/wararka premier league Manchester City iyo Aston Villa ayaa fooda is dari doona habeenka talaadada garoonka Etihad Stadium iyadoo tartanka loogu soo baxayo Champions League uu...
wararka ciyaaraha maanta/wararka premier league William Saliba ayaa ku adkeystay in riyadiisii caruurnimada ay ahayd inuu matalo Arsenal, isagoo dib u xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay Gunners-ka i...
wararka ciyaaraha maanta/wararka premier league Tababaraha Manchester United Ruben Amorim ayaa doortay 20 jirka daafaca dhexe Tyler Fredricson kulankiisii ugu horreeyay ee Premier League ee Axadda...
wararka ciyaaraha maanta / wararka laliga Saraakiisha Real Madrid ayaan meesha ka saarin in ay si degdeg ah shaqada uga cayrinayaan tababare Carlo Ancelotti hadii ay kooxdu ku dhacdo natiijo kale oo c...
Chelsea ayaa galabta oo Axad ah booqan doonta kooxda ay xafiiltamaan ee FulhamBlues ayaa sii waday dadaalka ay ugu soo baxayso Champions LeagueCottagers oo damacsan inay Mar kale guul daro gaarsiyaan ...
Liverpool ayaa galabta oo Axad ah booqan doonta Leicester kulan ka tirsan Premier LeagueReds ayaa ku guuleysan karta horyaalka King Power iyadoo ku xiran natiijada ArsenalFoxes wee laaban doontaa hadd...
wararka ciyaaraha maanta/wararka premier league Arsenal waxa ay qaadi doontaa xamaasad marka ay booqato Ipswich Town galabnimada Axada ee Premier League. Gunners ayaa tartanka ku soo galaysa dhabarka ...
wararka ciyaaraha maanta / wararka laliga Real Madrid ayaa rajaynaysa in ay Barcelona la jaan qaado tartanka horyaalka La Liga marka ay habeenka Axada la ciyaari doonto kooxda kaalinta afraad ee Athle...
wararka ciyaaraha maanta/wararka premier league Red Devils ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareed cajiib ah intii lagu guda jiray lugtii labaad ee wareega 8da ee Europa League oo ay la ciyaareen kooxda Fa...












