Kooxda Real Madrid ayaa guuldarradii ugu horreysay ee xilli ciyaareedka u xambaarisay Espanyol, iyagoo ku helay guul 2-0 ah oo ay ku mahadsan yihiin labo gool oo meel fog laga dhaliyay oo ay kala saxi...
Liverpool waxay sii wadatay bilowgeeda boqolkiiba boqolka ah ee xilli ciyaareedka iyadoo 2-1 kaga adkaatay Everton, laakiin guushan dirqiga ah waxay ka tagtay dhowr qodob oo muhiim ah oo laga hadlo. W...
Kooxda Liverpool ayaa ilaashatay rikoodhkeeda boqolkiiba boqolka ah ee Premier League kadib markii ay 2-1 kaga adkaatay kooxda geesinimada muujisay ee Everton kulankii Merseyside derby ee galabnimadii...
Daafaca Manchester United, Harry Maguire, ayaa ku adkeystay in shaxda 3-4-2-1 ee tababare Ruben Amorim aysan ahayn sababta ka dambeysa dhibaatada kooxda, wuxuuna taa beddelkeeda ku dooday in eedda ay ...
Tababaraha Real Madrid, Xabi Alonso, ayaa qiray in Vinícius Júnior uu niyad jabsanaa kadib go’aankii uu keydka ugu geliyay kulankii furitaanka ee Champions League. Rodrygo ayaa booska kala baxay...
Tababaraha Chelsea, Enzo Maresca, ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax dhibaato ah u arkin inuu Alejandro Garnacho siiyo kulankiisii ugu horreeyay ee uu kusoo bilowdo kulanka Sabtida (maanta) ee ay la ci...
Tababaraha Liverpool, Arne Slot, ayaa qiray inuu u furan yahay suurtogalnimada ah inuu ku ciyaaro shaxda 4-4-2 si uu ugu wada isticmaalo Alexander Isak iyo Hugo Ekitiké, inkastoo uu sheegay inay taasi...
Tababaraha Manchester United, Ruben Amorim, ayaa hoos u dhigay muhiimadda kulan uu dhawaan la yeeshay milkiilaha kooxda, Sir Jim Ratcliffe, isagoo xitaa ku kaftamay in loo soo bandhigay heshiis cusub....
Kooxda Manchester City ayaa ololaheeda Champions League ku furtay seddex dhibcood, kadib markii ay 2-0 kaga adkaatay kooxda 10-ka nin ee Napoli garoonka Etihad Stadium habeenimadii Khamiista. Sheekada...
Qaab ciyaareed bisil oo ay soo bandhigtay kooxda Barcelona ayaa u sahashay inay 2-1 kaga adkaato Newcastle United si ay u bilaabaan ololahooda Champions League, iyadoo uu mahadaas lahaa Marcus Rashfor...












