Kulankii ugu horreeyay ee Chelsea ee Champions League tan iyo 2023 wuxuu kusoo dhammaaday guuldarro 3-1 ah oo kasoo gaartay Bayern Munich, laakiin inkastoo ay ahayd guuldarro xaq ah, waxaa jira waxyaa...
Habeen gaar ah oo Champions League ah ayaa ka dhacaya St. James’ Park caawa oo Khamiis ah, iyadoo Newcastle United ay martigelinayso Barcelona kulanka koowaad ee marxaladda group-yada. Labada kooxood,...
Pep Guardiola iyo Antonio Conte ayaa foodda is daraya garoonka Etihad kulan ka tirsan kulamada ugu xiisaha badan ee usbuuca koowaad ee marxaladda group-yada Champions League. Kevin De Bruyne ayaa isku...
Kabtanka Liverpool, Virgil van Dijk, ayaa ku adkeystay in Alexander Isak loo soo iibiyay inuu yahay “beddel”, halkii uu ka ahaan lahaa ku-kordhin kooxda, isagoo u muuqday inuu tixraacayo w...
Daafaca kooxda Real Madrid ee Trent Alexander-Arnold ayaa wajihi doona muddo dheer oo uu garoomada kaga maqnaanayo kadib dhaawac muruqa ah oo kasoo gaaray kulankii Marseille. Kulankiisii ugu horreeyay...
Racfaankii ay Real Madrid ka qaadatay kaarkii casaanka ahaa ee la siiyay daafaca Dean Huijsen kulankii Real Sociedad waa la diiday, iyadoo 20-jirkan lagu soo rogay ganaax hal kulan ah. Go’aankan...
Markii la weydiiyay tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola in kooxdiisu ay u tartamayso koobka Champions League ee sanadkan, wuxuu si jees-jees ah ugu jawaabay: “Sida muuqata ma nihin.̶...
Waxaa la soo sheegayaa in Trent Alexander-Arnold uu garoomada ka maqnaan doono lix toddobaad kadib markii Real Madrid ay xaqiijisay baaxadda dhaawiciisii cusbaa. Xiddiga reer England wuxuu garoonka ku...
Warbixinta dhaqaale ee Manchester United ee xilli ciyaareedkii 2024-25 ayaa shaaca ka qaaday in kooxdu ay heshay dakhli rikoodh ah oo dhan £666.5 milyan oo ginni ($909.5m), laakiin weli waxay diiwaan ...
Lamine Yamal diyaar uma noqon doono kulanka furitaanka Champions League ee ay la ciyaarayaan Newcastle maalinta Khamiista, taasoo niyad jab weyn ku ah tababare Hansi Flick. Laakiin warka wanaagsan aya...












