Ololaha kooxda Arsenal ee Champions League wuxuu ka bilaabanayaa gobolka Basque ee dalka Spain, iyagoo la ciyaaraya kooxda Athletic Club garoonka San Mamés. Labadan kooxood waxay iska hor yimaadeen xa...
Haddii kale aniga i ceyriya’ – Ruben Amorim oo si adag u sheegay inuusan beddeli doonin taatikadiisa
Tababare Ruben Amorim ayaa u digay maamulka Manchester United inay ku qasbanaan doonaan inay ceyriyaan haddii ay doonayaan isbeddel dhanka taatikada ah, isagoo ku adkeystay inuu weli aaminsan yahay ni...
Tababaraha kooxda Barcelona, Hansi Flick, ayaa la soo sheegayaa inuu keydka u galiyay Raphinha kulankii Valencia kadib markii uu ka soo daahay fadhi tababar, laakiin tababaraha ayaa diiday inuu si too...
Tababaraha Liverpool, Arne Slot, ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax walaac ah ka qabin taam ahaanshaha khadka dhexe ee Alexis Mac Allister, kaasoo la beddelay qeybtii hore ee ciyaartii ay 1-0 kaga badi...
Kooxda Manchester United ayaa loo arkaa inay leedahay fursad aad uga weyn oo ay heerka labaad ugu laaban karto marka loo eego inay u soo baxdo Champions League xilli ciyaareedka dambe, kadib bilow aad...
Shaki ayaan ka qabaa’ – Lewandowski oo shaaca ka qaaday caqabadda ugu weyn ee hortaalla Lamine Yamal
Guusha Barcelona ee xilli ciyaareedkan 2025-26 waxay si weyn ugu xiran tahay waxa ay soo saaraan Robert Lewandowski iyo Lamine Yamal, laakiin labadan ciyaaryahan waxay ku jiraan marxalado aad u kala d...
Kooxda Barcelona ayaa u muuqatay inay kusoo laabatay qaab ciyaareedkeedii ugu fiicnaa, iyagoo 6-0 ku kala dhigdhigay kooxda Valencia kulankoodii ugu horreeyay ee ay garoonkooda ku ciyaareen xilli ciya...
Arteta oo kashifay falcelintii Madueke ee dhaleeceyntii taageerayaasha & Keown oo raaligelin bixiyay
Tababaraha kooxda Arsenal, Mikel Arteta, ayaa si weyn u amaanay Noni Madueke jawaabta uu ka bixiyay taageerayaashii Arsenal ee si weyn uga soo horjeestay saxiixiisii xagaagan ee uu kaga yimid Chelsea....
Xiddiga joogtada ah ee Manchester City, Erling Haaland, ayaa dhaliyay goolkiisii 50-aad kulankiisii 50-aad ee Premier League ee garoonka Etihad Stadium, isagoo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah o...
Manchester United ayaa mar kale ku dheelmatay dareen niyad jab leh oo guuldarro ah, iyadoo kooxda ay xafiiltamaan ee Pep Guardiola ay si raaxo leh 3-0 ugu adkaatay. Natiijadan waxay mar kale shaki gel...











