Warbixin cusub ayaa laga soo saaray xaaladda soo kabashada ee xiddiga khadka dhexe ee kooxda Real Madrid, Jude Bellingham, kaasoo hadda garoomada ka maqan kadib markii uu qalliin muhiim ah ku maray dh...
Tallaabo laga yaabo inay noqoto mid taariikhi ah oo wax ka beddesha kubadda cagta Yurub, Xiriirka Kubadda Cagta ee Boqortooyada Spain (RFEF) ayaa la sheegay inuu si rasmi ah u ansixiyey codsi ah in ku...
Kooxda Real Madrid waxay Talaadada maanta ah ciyaaraysaa kulankeedii saaxiibtinimo ee keliya ahaa ee xagaagan, iyagoo u safraya magaalada Innsbruck si ay ula ciyaaraan kooxda horyaalka Austria ka dhis...
Kooxda Barcelona waxay maanta oo Axad ah kusoo gabagabaynaysaa kulamadeeda isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub, iyagoo kooxda reer Talyaani ee Como ku martigelinaya kulanka sanadlaha ah ee Joan Ga...
Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona, Pedri, ayaa kashifay hamigiisa weyn ee ah inuu maalin uun ku guuleysto abaalmarinta shaqsiga ah ee ugu qiimaha badan kubadda cagta, Ballon d’Or, isagoo ...
Iska horimaadkii adkaa ee u dhexeeyay kabtan Marc-André ter Stegen iyo guddiga maamulka kooxda Barcelona ayaa gaaray meel isbeddel leh. Kadib markii si rasmi ah kabtanimada looga qaaday Khamiistii, go...
Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey liiska kama dambaysta ah ee 30-ka ciyaaryahan ee u tartamaya abaalmarinta shaqsiga ah ee ugu qiimaha badan kubadda cagta, Ballon d’Or 2025. Guuleyste cusub ayaa l...
Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey liiska tobanka goolhaye ee ku tartami doona abaalmarinta Yashin Trophy 2025, taasoo lagu bixiyo xafladda weyn ee Ballon d’Or. Abaalmarintan, oo lagu magacaabo hal...
Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey liiska kama dambaysta ah ee tobanka musharax ee u tartamaya abaalmarinta Kopa Trophy 2025, taasoo la siiyo ciyaaryahanka adduunka ugu fiican ee da’diisu ka yar ta...
Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey liiska musharrixiinta abaalmarinta Tababaraha Sanadka ee Ragga ee Ballon d’Or 2025. Liiska waxaa ku jira shan tababare oo dhammaantood gaaray guulo cajiib ah oo t...












