wararka ciyaaraha maanta Manchester United ayaa dooneysa inay sii wado jawiga wanaagsan marka ay galabta martigeliyaan West Ham United kulan ka tirsan Premier League. Taageerayaasha Old Trafford ayaa ...
wararka ciyaaraha maanta Mohamed Salah ayaa si daacad ah u qirtay in tartanka uu isaga iyo Sadio Mane u dhexayn jiray si ay u noqdaan xiddigaha gooldhalinta ugu weyn ee Liverpool uu sababay xiisad iyo...
wararka ciyaaraha maanta Manchester City ayaa lumisay fursad ay ugu soo bixi karto Champions League ka dib markii ay barbaro la yaab leh oo 0-0 ah la galeen Southampton, oo ilaashatay kaliya kulankeed...
wararka ciyaaraha maanta Manchester City ayaa tallaabo kale u qaadi karta u soo bixitaanka Champions League xilli ciyaareedka soo socda marka ay Sabtida booqdaan kooxda ugu hooseysa horyaalka Southamp...
wararka ciyaaraha Maanta/wararka Premier league Manchester United ayaa guuldarro 4-3 ah kala kulantay Brentford garoonka Gtech Community Stadium, inkastoo ay soo bandhigeen dadaal xoogan daqiiqadihii ...
wararka ciyaaraha Maanta/wararka Premier league Ruben Amorim ayaa “halis gelin doona” isbeddello badan oo uu ku sameeyo Manchester United kulanka ay isbuucaan la ciyaarayaan Brentford inka...
wararka ciyaaraha Maanta /wararka Premier league Kooxda Liverpool oo dhawaan ku guuleysatay horyaalka Premier League ayaa heli doonta guard of honour-koodii ugu horreeyay Axadda marka ay booqdaan Chel...
wararka ciyaaraha Maanta/wararka Premier league Qabanqaabadii Arsenal ee kulanka lugta labaad ee semi-finalka Champions League ee ay Arbacada la ciyaarayaan Paris Saint-Germain ayaa waxaa ragaadiyay g...
wararka ciyaaraha Maanta/wararka Premier league Mikel Arteta ayaa ka hadlay tirada kaararka cas ee kooxdiisa Arsenal xilli ciyaareedkan, isagoo yiri: “Xeerarka bilowgii xilli ciyaareedka markii aan la...
wararka ciyaaraha Maanta/wararka Premier league Kooxda Arsenal ayaa la ciyaari doonta Bournemouth maalinta Sabtida iyadoo ay ka maqnaan doonaan Jorginho iyo Riccardo Calafiori sababo la xiriira dhaawa...












