Warbixinta dhaqaale ee Manchester United ee xilli ciyaareedkii 2024-25 ayaa shaaca ka qaaday in kooxdu ay heshay dakhli rikoodh ah oo dhan £666.5 milyan oo ginni ($909.5m), laakiin weli waxay diiwaan ...
Haddii kale aniga i ceyriya’ – Ruben Amorim oo si adag u sheegay inuusan beddeli doonin taatikadiisa
Tababare Ruben Amorim ayaa u digay maamulka Manchester United inay ku qasbanaan doonaan inay ceyriyaan haddii ay doonayaan isbeddel dhanka taatikada ah, isagoo ku adkeystay inuu weli aaminsan yahay ni...
Tababaraha Liverpool, Arne Slot, ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax walaac ah ka qabin taam ahaanshaha khadka dhexe ee Alexis Mac Allister, kaasoo la beddelay qeybtii hore ee ciyaartii ay 1-0 kaga badi...
Arteta oo kashifay falcelintii Madueke ee dhaleeceyntii taageerayaasha & Keown oo raaligelin bixiyay
Tababaraha kooxda Arsenal, Mikel Arteta, ayaa si weyn u amaanay Noni Madueke jawaabta uu ka bixiyay taageerayaashii Arsenal ee si weyn uga soo horjeestay saxiixiisii xagaagan ee uu kaga yimid Chelsea....
Xiddiga joogtada ah ee Manchester City, Erling Haaland, ayaa dhaliyay goolkiisii 50-aad kulankiisii 50-aad ee Premier League ee garoonka Etihad Stadium, isagoo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah o...
Manchester United ayaa mar kale ku dheelmatay dareen niyad jab leh oo guuldarro ah, iyadoo kooxda ay xafiiltamaan ee Pep Guardiola ay si raaxo leh 3-0 ugu adkaatay. Natiijadan waxay mar kale shaki gel...
Tababaraha Liverpool, Arne Slot, ayaa shaaca ka qaaday jadwalka uu u degay Alexander Isak, iyadoo ciyaaryahanka ugu qaalisan kubadda cagta Britain uu dib u dhac ku yimid kulankiisii ugu horreeyay ee R...
Kooxda Manchester City ayaa kusoo laabatay jidka guusha iyagoo 3-0 ku garaacay kooxda ay deriska yihiin ee Manchester United galabnimadii Axadda (maanta). Kahor kulanka, Erling Haaland wuxuu si caro l...
Kooxda Liverpool waxay si la yaab leh ku ilaashatay bilowgeeda boqolkiiba boqolka ah ee xilli ciyaareedka, iyagoo dhibco buuxa ka helay afartii kulan ee ugu horreysay. Guushoodii ugu dambeysay, oo 1-0...
Kooxda Liverpool ayaa u muuqatay inay dhibco lumin doonto garoonka Turf Moor galabnimadii Axadda (maanta), laakiin kooxda heysata horyaalka ayaa mar kale heshay waddo ay ku badiso, iyadoo Mohamed Sala...












