Kooxda Brighton & Hove Albion ayaa raadinaysa guusheedii ugu horreysay ee Premier League xilli ciyaareedka 2025-26, laakiin shaqo adag ayaa u taalla marka ay maanta la ciyaarayaan Manchester City....
Galabnimada maanta oo Axad ah, garoonka Anfield wuxuu martigelin doonaa mid ka mid ah kulamada ugu waaweyn xilli ciyaareedka Premier League, kaasoo dhexmaraya kooxda horyaalka difaacanaysa ee Liverpoo...
Dhibaatooyinka kooxda Manchester United ayaa sii kordhay, iyadoo weeraryahankooda cusub ee Matheus Cunha uu dhaawac ku baxay qaybtii hore ee ciyaartii ay la ciyaareen Burnley, taasoo ah dharbaaxo weyn...
Kooxda Manchester United waxay heshay guusheedii ugu horreysay ee xilli ciyaareedka cusub ee Premier League, laakiin waxay ahayd mid ay si weyn ugu soo dhibtootay, kadib markii rigoore uu daqiiqaddii ...
Taageerayaasha kooxda Chelsea ayaa si weyn uga argagaxay baraha bulshada, iyagoo si adag uga dalbaday maamulka kooxda inay si degdeg ah u joojiyaan heshiiska amaahda ah ee uu Nicolas Jackson ugu biira...
Kooxda Chelsea waxay heshay guusheedii ugu horreysay ee xilli ciyaareedka cusub, laakiin waxay ahayd mid si weyn looga dooday, kadib markii ay 2-0 kaga adkaadeen kooxda ay isku magaalada yihiin ee Ful...
Kooxda Chelsea ayaa rajaynaysa inay sii wadato guusheedii cajiibka ahayd ee ay ka gaartay West Ham markay maanta Stamford Bridge kusoo dhoweynayso kooxda ay isku magaalada yihiin ee Fulham. Blues ayaa...
Kulanka Premier League ee maanta oo Sabti ah ayaa noqday mid si gaar ah muhiim ugu ah tababaraha Manchester United, Ruben Amorim, kaasoo kooxdiisu ay weli baadi-goob ugu jirto guusheedii ugu horreysay...
Tababaraha Manchester City, Pep Guardiola, ayaa sheegay in goolhaye James Trafford uu u baahnaa in la garab istaago oo la dajiyo kadib qaladkii uu sameeyay kulankii Tottenham ee isbuucii hore, wuxuuna...
Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa heshay war aad u xun kahor kulanka ay Sabtida booqanayaan kooxda Fulham, kadib markii tababare Enzo Maresca uu xaqiijiyay in xidigooda ugu muhiimsan, Cole Palmer, ...












