Tababaraha kooxda Brighton & Hove Albion, Fabian Hürzeler, ayaa qiray in xiisihii suuqa kala iibsiga ee xagaagan uga yimid Manchester United laga yaabo inuu saameeyay khadka dhexe ee kooxdiisa, Ca...
Tababaraha Liverpool, Arne Slot, ayaa soo jeediyay in qiimaha khadka dhexe ee kooxdiisa Dominik Szoboszlai uu yahay £100 milyan ($136.5m), isagoo uga jawaabaya falanqeeyayaasha uu ku eedeeyay inay ...
Laacibka la fogeeyay ee kooxda Chelsea, Raheem Sterling, ayaa la soo sheegayaa inuu “ka caga jiidayay” inuu ka tago Stamford Bridge xagaagan, inkastoo ay xiisaynayeen kooxo badan oo magac ...
Warbixino cusub oo ku saabsan wararka suuqa kala iibsiga ee maalintii ugu dambeysay ayaa kashifay in Manchester United ay diyaarisay heshiis is-dhaafsi lama filaan ah, balse rabitaanka Jadon Sancho ay...
Halyeeyga Manchester United, Rio Ferdinand, ayaa ka hadlay qaar ka mid ah wararka suuqa kala iibsiga ee ugu waaweynaa, wuxuuna kashifay in goolhayaha Real Madrid ee Thibaut Courtois uu taageeray go...
Halyeeyga Liverpool, Jamie Carragher, ayaa sheegay inuu “la yaabay” in Manchester United ay maalintii ugu dambaysay suuqa la saxiixatay goolhaye Senne Lammens halkii ay ka dooran lahayd Em...
Waxay ahayd maalin isbeddel weyn u ah kooxda Manchester City, taasoo si rasmi ah u shaacisay bixitaanka halyeeygeedii goolhaye Ederson iyo imaatinka mid ka mid ah goolhayeyaasha adduunka ugu fiican, G...
Kooxaha Premier League ayaa ku bixiyay in ka badan £3 bilyan oo ginni ($4.06b) intii lagu jiray suuqa kala iibsiga xagaagan ee 2025-26, iyagoo si weyn u burburiyay rikoodhkii hore ee horyaalka. Kooxda...
Kooxda Nottingham Forest ayaa meel aan la fileyn kasoo muuqatay saacadihii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga, iyagoo dhameystirtay heshiis ay kula soo wareegayso daafaca Arsenal ee Oleksandr Zinchen...
Kooxda Bayern Munich ayaa si rasmi ah u dhameystirtay saxiixa weeraryahanka Chelsea ee Nicolas Jackson, kaasoo ay kula soo wareegtay heshiis amaah ah oo bilow ah, iyadoo la filayo inuu heshiisku noqdo...












