Ololaha Manchester United ee ay xagaagan oo dhan ku doonaysay weeraryahanka Brentford ee Bryan Mbeumo ayaa wajihi kara dib u dhac weyn, sababtuna ma ahan qiimaha guud ee ciyaaryahanka, balse waa qaab-...
Warar xasaasi ah oo ka imaanaya suuqa kala iibsiga ayaa daaha ka rogay in mustaqbalka xiddiga da’da yar ee reer Argentina, Alejandro Garnacho, uu meel kale yahay, ayna u muuqato in waayihiisii O...
Kooxda Real Madrid ayaa si rasmi ah ugu wargelisay kooxda Como inaysan dhaqan-gelin doonin qodobkii u oggolaanayay inay €8 milyan dib ugula soo wareegaan xiddigoodii hore ee reer Argentina, Nico Páz, ...
Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga, kooxda Barcelona ayaa si dhab ah uga shaqaynaysa sidii ay u xoojin lahayd safkeeda weerarka, iyadoo bartilmaameed ka dhiganaysa labada ...
Wararka ka imaanaya dalka Portugal ayaa sheegaya in kooxda Sporting Lisbon ay isku diyaarinayso inay tallaabo Edbin ah ka qaado weeraryahankeeda reer Sweden, Viktor Gyökeres, kaasoo noqday mid ka mid ...
Viktor Gyökeres, Gianluigi Donnarumma, iyo Ibrahima Konaté ayaa ka mid ah magacyada waaweyn ee lagu xamanayo suuqa kala iibsiga. Premier League Manchester United ayaa si weyn u jecel garabka Real Madr...
Manchester United ayaa laga yaabaa inay muddo laba bilood ah ku weyso goolhayaheeda André Onana ka dib markii uu dhaawac soo gaaray intii lagu jiray tababarka. Red Devils waxay dad...
Wararka ka imanaya Talyaaniga ayaa sheegaya in Manchester United ay dalab ka heshay Juventus oo ku saabsan garabka Jadon Sancho, dalab kaas oo gaaraya kaliya €15 milyan (£13 milyan, $17.5 milyan). San...
Viktor Gyökeres ayaa shaaca ka qaaday inuu jecel yahay saddex ka mid ah xiddigaha ugu sarreeya Arsenal, iyadoo uu sii wado sugitaanka Sporting CP si ay ugu ogolaadaan inuu u wareego Emirates Stadium. ...
Wararka Suuqa Kala Iibsiga Premier League Viktor Gyökeres wuxuu go’aansaday inuu Sporting CP ka tago xagaagan, laakiin, maadaama wadahadaladii Arsenal ay istaageen, wuxuu baarayaa dhammaan fursa...












