Waxaa shaaca laga qaaday in Barcelona ay ka qaaday mid ka mid ah goolhayeyaasha ugu fiican Spain kooxda ay xafiiltamaan ee Catalunya, Espanyol, iyadoo Joan García la filayo inuu kusoo biiro maalmaha s...
Dean Huijsen ayaa sheegay in “uusan indho u lahayn kooxo kale” mar haddii Real Madrid ay muujisay xiisahooda xagaagan. Madrid ayaa bilowday qodobka lagu burin karo heshiiska Huijsen ee £50...
Wararka ayaa sheegaya in Tottenham Hotspur ay heshiis la gaartay Thomas Frank si uu u noqdo tababaraha xiga ee kooxda, laakiin tababaraha hadda ee Brentford ayaan la filayn inuu raadiyo dib u midoobid...
Viktor Gyokeres ayaa ‘aad u cadhooday’ Sporting CP ka dib markii kooxda reer Portugal ay go’aan ku gaadheen inaysan ku iibin qiimo dhimis xagaagan. Gyokeres oo 26 jir ah, ayaa noqday...
Arsenal ayaa la sheegay inay heshiis lacageed oo cusub la gaartay si ay ula saxiixato khadka dhexe ee Spain Martin Zubimendi, oo ka horreeysay Real Madrid. Mikel Arteta wuxuu Zubimendi, oo 26 jir ah, ...
Arsenal waxaa soo food saartay caqabad kale oo weyn oo ku saabsan dadaalkooda ay ku doonayaan saxiixa Benjamin Sesko, iyadoo kooxo Sacuudi Carabiya ahi ay ku biireen tartanka saxiixiisa. Gunners waxay...
Wararka Suuqa Kala Iibsiga Premier League Warar soo baxay oo ku saabsan xiisaha loo qabo Alejandro Garnacho iyo Antony ka dib, tababaraha Bayer Leverkusen Erik ten Hag ayaa la saadaaliyay inuu raadsan...
Manchester City ayaa ku dhaw inay dhameystirto saxiixa daafaca bidix ee Wolverhampton Wanderers Rayan Aït-Nouri oo lagu qiimeeyay £36.3 milyan ($49.1 milyan), sida ay warar badan sheegeen. 24-jirkaan ...
Martin Zubimendi ayaa ka fiirsanaya inuu iska diido Arsenal isagoo doorbidaya inuu u dhaqaaqo Real Madrid, maadaama Xabi Alonso uu qorsheynayo ‘weerar kama dambeys ah’ oo uu ku doonayo sax...
Chelsea ayaa la sheegay inay diyaarinayso dalab cusub oo ay ku doonayso garabka Borussia Dortmund Jamie Gittens, iyadoo horeyba heshiis todoba sano ah ula gaartay ciyaaryahanka reer England. Gittens w...












