Manchester United ayaa heshiis la gaartay Liam Delap laakiin waxaa laga yaabaa inay weli guuldarro kala kulmaan Chelsea tartanka loogu jiro saxiixa weeraryahanka Ipswich Town. 22-sano jirkaan ayaa wac...
Waxaa si gaar ah loo xaqiijiyey in Lamine Yamal uu berri saxiixi doono heshiis cusub oo uu kula sii joogi doono kooxda Barcelona. Heshiiska ayaa la dhammeeyey maanta iyadoo wakiilka ciyaaryahanka, Jor...
Cristiano Ronaldo ayaa lagu boorriyay inuu ku biiro koox Premier League ah ka dib markii uu u muuqday inuu xaqiijiyay inuu ka tagayo Al-Nassr. Ronaldo ayaa laba sano iyo bar ku qaatay kooxda Saudi Pro...
Wararka Suuqa Kala Iibsiga Premier League: Fursadaha Manchester United ee ku guuleysiga tartanka loogu jiro weeraryahanka Sporting CP Viktor Gyökeres ayaa dhammaaday, sida uu sheegay Florian Plettenbe...
Waxaa soo baxday in Liverpool ay dalab €100 milyan (£84 milyan, $113.7 milyan) ah ka gudbisay saxiixa khadka dhexe ee Bayer Leverkusen Florian Wirtz. Toddobaadkii hore ayaa la shaaciyay in Wirtz uu di...
Matheus Cunha ayaa si rasmi ah ugu dhow inuu ku biiro kooxda Manchester United, kaddib markii heshiis afka ah laga gaaray dhammaan dhinacyada ay arrintu khusayso. Cunha ayaa saxiixi doona heshiis soco...
Premier League: Manchester United ayaa diyaar u noqon karta inay fasaxdo Rasmus Højlund, ciyaaryahan ku yimid wax ka yar laba sano ka hor lacag aad u badan oo dhan £72 milyan ($97.5 milyan), qiimo jab...
Wararka ka imaanaya Jarmalka ayaa sheegaya in Liverpool iyo Bayer Leverkusen ay sii wadaan wadahadallada ku saabsan suurtagalnimada wareejinta Florian Wirtz, iyadoo la filayo heshiis ciyaaryahan lagu ...
Saaxiibta Alejandro Garnacho, Eva Garcia, ayaa hurisay dabka wararka xanta ah ee ku saabsan mustaqbalka weeraryahanka reer Argentina iyadoo soo dhigtay baraha bulshada sawir ay ku qortay “kulank...
Real Madrid ayaa dooneysa inay bilowdo xilli ciyaareed cusub oo xiiso leh iyadoo Xabi Alonso u magacaawday bedelka Carlo Ancelotti maalin un ka dib dhamaadka xilli ciyaareedkoodii 2024–25. Waxay ahayd...












